gabtool

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gablool¹.
  2. ld gablool².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gablool

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Candho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool¹.
  2. Wax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur