gacanqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dagaal yar oo gacan la adeegsanayo. 2. Salaan kalgacaltooyo. 3. Siin; waxbixin. 4. ld gacanqaadid.1. (f.g) Cid gacan ku salaamid. 2. (f.g) Qof xaal siin. 3. (f.mg) Dagaal bilaabid. 4. (f.mg) U g.: cid wax ugu deeqid.