Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dagaal yar oo gacan la adeegsanayo. 2. Salaan kalgacaltooyo. 3. Siin; waxbixin. 4. ld gacanqaadid.
- 1. (f.g) Cid gacan ku salaamid. 2. (f.g) Qof xaal siin. 3. (f.mg) Dagaal bilaabid. 4. (f.mg) U g.: cid wax ugu deeqid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iiman, m.l)
Macnaha:
- 1. Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka 2. Duuf. 3. Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.
- eeg sii². ld siis.
- Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid.