gacanqabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ul ama wax la mid ah oo marka la socdo gacanta lagu qaato. 2. Lacag yar oo lagama maarmaanka lagu iibsado. 3. Lacag yar oo ganacsi lagu bilaabo. 4. ld gacanqabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gacanqabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gacanqabo. ld gacanqabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur