gadQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-day, -dday)Macnaha:1. Badeeco lacag ku beddelid. 2. Wax tirid. Tus. “Roob baa raadkii gaday.” 3. Weyso burin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0