bayd

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin. 2. Gardaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gardaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xabad; gaaddo; laa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur