nas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo. 2. (dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur