gedgeddoomidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gedgeddoon². ld gadgaddoomid, gadgaddoon¹, gedged- doon.
gedgeddoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomi.Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon.