gedgeddoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomi.Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gadgaddoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gedgeddoomid.ld gedgeddoon².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00