gedgeddoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomi.
    0
  2. Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon.
    0

gadgaddoomid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gedgeddoomid.
    0

gadgaddoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gedgeddoomid.
    0
  2. ld gedgeddoon².
    0