gaggab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay. 2. Xanuun surka culaysiya. 3. ld gaggabid.
- 1. Nabar surka ku dhacay la miyir beelid. 2. Xanuun surka culaysiya dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

