garannuug

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Jaad ugaarta waaweyn ka mid ah oo geeso iyo sur dheer leh. ld gerennuug, gerinnuu.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gerennuug

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld garannuu.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur