gardaadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gardaadi. ld gardaadi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gardaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Si loo xambaaro, ilmo afartan beri jirey lugaha u kala bixin; bannaanbixi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur