gardarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarr.

gef

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaf.
  2. 1. (fiis.) Cabbiraadda ama qiyaasta aan la hubin ee xaddi. Tusaale ahaan, kulbeeg meerkari ah badanaaba waxa suurtaggal ah in heerkulka laga akhriyo darajada ugu dhow.. (xis.) Marka laga hadlayo saafid tireed gefafku waa laba nooc: a) g. duubid: jawab tireed aan sugnayn ee ku soo baxda xisaabinta; b) Gefaf la jare ah: waxa ay la xiriiraan xadad lagama maarmaan ah ee ku jira sugnida see.
  3. ld gaf.

gaboodfal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo. 2. ld gaboodfalid.
  2. Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.