gaboodfalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo. 2. ld gaboodfalid.Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gaboodfalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gaboodfal². ld gaboodfal¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0