garnaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhexdhexaadin loo sameeyo dad wax isku haya. 2. ld garniqi.U g.: laba qof oo wax isku haya dhexdhexaadi.