garqayb

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. U xaqsooridda, laba qof ama ka badan oo wax isku haya loo xaqsoor.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur