garruun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno,/-ummo, m.dh)

Macnaha:

  1. Bur weyn oo madax buuran le.
  2. 1 (-uumay, -uuntay; -uumi) 1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Laamo iwm baarka sare ka jarid. 3. Si xun u abaahin (awr.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur