bud
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bur¹.
- 1. Ciidda la tuuro qabriga dushiisa oo calaamad u ah. 2. Iil. 3. B. soo dheh: soo bixid (qorrax, dayax iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

