geddoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld geddoomi.1. Wax dhinac u dhicid. 2. Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof). 3. Dib u noqosho (wax). ld gaddoon.