rogrog
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Gedgeddinta wax la gedgeddiyo. 2. Caano yar oo weel la culay carka looga bi'iyo.
- 1. Wax gedgeddin. 2. Lacag yar ganacsi ku samayn. 3. Weel la culay caano yar car uga bi'in.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

