oodqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld geedqaad¹.ld geedqaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
geedqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo. 2. G. ah: beer hal mar la geedqaaday. 3. ld geedqaadid. ld oodqaad.Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0