gesh

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Alaab; qalab. ld gas.

alaab

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. 1. Qalabka guriga looga adeegto. 2. Waxyaabaha qofka u gaarka ah sida sanduuqa, dhar, miis, sariir iwm. ld alaabo.

qalab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan. 2. Hubka lagu dagaalamo oo dhan. 3. (muus.) Qalabka muusikada.

gas

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective

Macnaha:

  1. Timo ama dhogor dheer oo aan la daryeellin. ld gasaa.