qaws

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l/-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Laba calaamadood oo bil u eg, iskana soo horjeeda oo ereyada, hadallada iwm la dhex gesho middood. ld qows.

qows

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l/dh; -syo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld qaws.