alaabQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:1. Qalabka guriga looga adeegto. 2. Waxyaabaha qofka u gaarka ah sida sanduuqa, dhar, miis, sariir iwm. ld alaabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
alaaboQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:ld alaab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0