geyi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhul; dal. ld gayi, giy.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay. 2. Barri. 3. Dal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
  2. Harag rogob ka gurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gayi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur