godol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Caano hal mar candho irmaan ku soo dhaca. 2. ld godli.
  2. Neef irmaan si loo maalo candhada ka salaaxid. ld godli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

godli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld godol.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur