gondoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cago; lugo. 2. Dhowaan; ag. 3. eeg gommod.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhowaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2. (fk) ld dhawaan. Mar dhow; hadhow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
agQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-go, m.l)Macnaha:Meel inta u dhow ama hareerka kaga xeeran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gommodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.Cagta geela; cagaf.Cudur gommodka ka qaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0