goodirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diillimo dhinacyada kaga yaal. 2. G.ah: midab madow-xigeen ah oo geelu yeesho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ga') Xarafka toddobaad ee xuruufta afka soomaliga, ahna shibbane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0