goof
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-faf, m.l)
Macnaha:
- 1. Beer gabowday oo aan badar ka baxayn. 2. Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen. 3. G. ah: god indhood oo ishii ka maqan. 4. G. ah: qof aan caqli badan lahayn.
- Wax, waxtarkiisi gabay noqosho (beer, ceel iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

