googgoo

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax cad-cad ka dhigid. 2. (f.mg) Wax ka dhuumasho.