joogto

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. 1. J. ah: wax aan isbeddel lahayn ama aan kala go'ayn. 2. Shaqaale hay'adeed oo aan maalin goosato ahayn.
  2. (nax.) Ammin faleed tilmaama fal dhacaya isla marka la joogo oo lagu dhawaaqayo warka.