goosh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Safar. 2. ld goshid.
  2. Iskaga g.: bad, dhul, cir ku safrid.

safar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Socdaal. 2. Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u aaday.
  2. Bilaha dayaxa lagu xisaabo too-da labaad.
  3. 1. Meel ka socdaalid. 2. Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.