guban

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas.
  2. Wax dab maray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur