qaac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.
- Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

