gud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.
  2. 1. (f.g) Cid buuryo ka goyn. 2. (f.g) Deyn bixin. 3. (f.mg) Habeen socosho. 4. (f.mg) Ku g.: haweenay daba gurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur