gudub
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar ah gacmaha isu dhaafsadaan. 2. Babac. 3. ld gudbid.
- 1. (f.g) Wax dhaafid. 2. (f.mg) Ku g.: wax dhexdooda wax kale ku goyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

