gudashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gudo².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gudoQaabnax: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine AdverbMacnaha:Wax mug leh dhexdiisa.1. Waajib oofin. 2. Wax cid lagu lahaa ama laga tirsanayey ka goosasho. 3. Caruur buuryo ka goyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0