qaado
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)
Macnaha:
- 1. Wax meel yiil meel kale geysasho. 2. Wax milkintooda la wareegid. 3. Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

