guddoomid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guddoon².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guddoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.
  2. 1. Wax aqbalid. 2. Wax qaadasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur