guddoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.1. Wax aqbalid. 2. Wax qaadasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
go'aanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoon- sado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0