gumaaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn. 2. ld gumaaxid.Bir wax aan af ama caarad dhuuban lahayn ka dhigid.