gummaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Cunto; gasiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cuntoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld cunno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gasiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00