cuntoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld cunno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cunnoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Waxa nafaqada leh ee nafleydu marka ay calaaliso,caloosha geliso oo ku noolaato. ld cunto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0