gasiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cuntoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld cunno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
calafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq. 2. Nasiib.Kab duug ah.1. U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid. 2. U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dheefQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.Ka dh.: wax faa'iido ka helid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhuuniQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cuntada dadku cuno. 2. Qof cuntada ku mamman.Qof cunnasiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00