Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg guntan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
1. Xarig iwm wax la guntay noqosho. 2. Dhiig iwm wax fariistay noqosho.
1. (f.g) Wax qaarka dambe maro uga xiran ahaansho. 2 (f.mg) Xarig iwm wax guntin leh ahaansho. 3. (f.mg) Dhiig iwm wax fadhiya ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur