guntan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
- 1. Xarig iwm wax la guntay noqosho. 2. Dhiig iwm wax fariistay noqosho.
- 1. (f.g) Wax qaarka dambe maro uga xiran ahaansho. 2 (f.mg) Xarig iwm wax guntin leh ahaansho. 3. (f.mg) Dhiig iwm wax fadhiya ahaansho.

