dunuunucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gunuunuc¹.ld gunuunuc².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gunuunucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc¹, gunuunus¹, gunuus¹.Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc², gunuunus², gunuus².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0