guudmar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld guudmarid.
  2. Hadal duuban oo kormar ah ku hadlid.

guudmarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guudmar². ld guudmar¹.