guudmaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guudmar². ld guudmar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
guudmarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guudmarid.Hadal duuban oo kormar ah ku hadlid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00